bay

Gobolka BAY

waxaa uu ka deegaa  Cormale  gobolka Bay degmada

  • Baydhabo oo ah xaruntii gobolka
  • Degmada Diinsoor
  • Raaxoole oo ah deegaan ballaaaran loona yaqaano Raaxoole Cormale ee duleedka degmada Diinsoor oo ay hoos yimaadaan tuulooyin iyo deegaano kale oo tira badan  .

Deegaanka Raaxoole Cormale  waxaa uu xuduuda ballaaran la leeyahay  oo uu u dhaxeeyaa seddex degmo oo mid walbo ay qayb  ka maamusho .

  • Diinsoor ee  gobolka BAY ah .
  • Baardheere ee gobolka Gedo ah .
  • Saakoow ee goblka Jubada dhexe ah .

Deegaanka Raaxoole oo ah deegaan ballaaran ,waxaa hoos yimaado tuulooyinka soo socda :

  • Buula gaduud
  • Buula kurmaan
  • Xawaala Soomaali
  • Danwaacaaleey
  • Korkorka
  • Raamo ‑Cadeey
  • Guul‑guule
  • Gooriyaay
  • Shoodaa
  • Koroow
  • Galool‑oonle
  • Jameeca
  • Macoow Biya qaba
  • War-Guduuda .
  • Tafa‑tirine
  • Horgoobooy
  • Indha‑badan
  • Shiid‑kuus
  • Qoona‑Dooy
  • Gumur‑Boor
  • Garas-Makaay

 

Dadka degan Raaxoole Cormale  waa dad beeralay iyo xoola dhaqata intaba  isuga jira , waxaa uu leeyahay deegan ceelal biyoodyo  taariikhi ah oo laga hergeliyay  mudda 300 oo sano ka badan laga jooga  iyo beero qadiimi ah iyo tuulooyin qarniyo soo jiray .

error: Qoraalkaan in la copy-gareeyo lama ogala.