Maxaad ka taqaanaa beesha Cormale ?
Cormale waa qabiil ballaaran oo ka mid ah qabaa’ilka Soomaaliyeed ee dega koonfurta Soomaaliya iyo dhulalka Soomaalida ee dalalka deriska ah sida Itoobiya iyo Kenya. Isir ahaan waxaa uu ka soo jeedaa Samaale Hiil Abroone.
Beesha Cormale Waxaa ay u kala baxaan:
- GARLABE
- MEYLE
- CERINTE
Hogaan Dhaqan
Taariikhda Beesha Cormale
Beeshu waa qabiilka ugu tunka wayn beelaha dega Jubbaland iyo koonfor galbeed.
Deegaanada Uu Dago Qabiilka
Cormale waxaa taariikh badan ku leeyahay gobalada goonfurta Soomaaliya .
Faalo
Waxaa u istaagay arrintaan anaga oo ah dhalinyaro, aqoon yahanno iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda Cormale kadib markaan aragnay dad badan si bareer ah ugu xad‑gudbaya Isirka iyo Karaamada qabiilka Cormale.
Wararkii Ugu Dambeeyay
Cormale posts
Soo Dhaweeynta Golaha Wasiirada Jubaland
dhalinyarda beesha Cormale ayaa soo dhaweeyn u sameeyay wasiirka Calaada , arrimaha Diinta iyo Awqaafta
May 25, 2021
Cormale posts
Xildhibaan Faadumo Macalin Cali
Waa xildhibaad ka tirsan golaha wakiilada Jubaland waxayna mid tahay xildhibaanada ku matala beesha Cormale.
April 30, 2021