Bay
Gobolka BAY
waxaa uu ka deegaa Cormale gobolka Bay degmada
- Baydhabo oo ah xaruntii gobolka
- Degmada Diinsoor
- Raaxoole oo ah deegaan ballaaaran loona yaqaano Raaxoole Cormale ee duleedka degmada Diinsoor oo ay hoos yimaadaan tuulooyin iyo deegaano kale oo tira badan .
Deegaanka Raaxoole Cormale waxaa uu xuduuda ballaaran la leeyahay oo uu u dhaxeeyaa seddex degmo oo mid walbo ay qayb ka maamusho .
- Diinsoor ee gobolka BAY ah .
- Baardheere ee gobolka Gedo ah .
- Saakoow ee goblka Jubada dhexe ah .
Deegaanka Raaxoole oo ah deegaan ballaaran ,waxaa hoos yimaado tuulooyinka soo socda :
- Buula gaduud
- Buula kurmaan
- Xawaala Soomaali
- Danwaacaaleey
- Korkorka
- Raamo ‑Cadeey
- Guul‑guule
- Gooriyaay
- Shoodaa
- Koroow
- Galool‑oonle
- Jameeca
- Macoow Biya qaba
- War-Guduuda .
- Tafa‑tirine
- Horgoobooy
- Indha‑badan
- Shiid‑kuus
- Qoona‑Dooy
- Gumur‑Boor
- Garas-Makaay
Dadka degan Raaxoole Cormale waa dad beeralay iyo xoola dhaqata intaba isuga jira , waxaa uu leeyahay deegan ceelal biyoodyo taariikhi ah oo laga hergeliyay mudda 300 oo sano ka badan laga jooga iyo beero qadiimi ah iyo tuulooyin qarniyo soo jiray .