Jubbada Hoose

Gobolka Jubbada  Hoose

Waxaa kamid  ah deegaanada uu qabiilka Cormale  ka dego gobolka jubbada hoose waxaana kamid ah deegaanadaas  :

Degmada Kismaayo iyo deegaana badan oo aad u ballaaran kuwaas oo hoos yimaado degmada sida .

  • Tur‑Quto
  • Shabeeley
  • Yaaq‑Raar
  • Yaaq Bishaaro
  • Raydab Raaxo
  • Burraa
  • Gurmad
  • Xawaal‑Jirri
  • Xawaal‑Aw koofi
  • KORON-UUSLE
  • LAF-MALAAY
  • QOD-QOD
  • BOOREY
  • BOOR-QAYLO
  • FAREY-DHUUBOW.
  • BIROOLE
  • INGUUMI
  • KOOYAAME
  • JIIROOLE

Deegaanka DHAALAJO oo ay xarun u tahay  Buula Xaaji  iyo deegaanada hoos yimaado :

  • Buula‑Xaaji
  • Jaamac Carraale
  • Istanbuul
  • Beernaasey
  • Cusbo
  • Dharkeynley
  • Filfille
  • Qalameey
  • Saa’idey
  • Horrogeey
  • Baaqooqo

DEEGAANKA KAAM JAROON:

  • Kaam‑Jaroon
  • Boor‑Qaaylo
  • Goroomiste .
  • Feer‑Sagaaro .
  • Yaaq‑Biraal .
  • BUQUSA
  • BURAA‑DUUR
  • KAAM KALIIL
  • YAAQ XALUUL
  • FILOW
  • FILOW GARAS
  • SALAAN SAMEEY

Beesha BEER‑XAANI iyo deegaanada hoos yimaado

  • Laanta‑Macalim Shabac .
  • Cabdi dhoore
  • Guraangurow
  • Lebi‑kuus
  • Dhaalajo
  • Buula hareeri
  • Maduulow

Degmada Badhaadhe  iyo  tuulooyin hoos yimaado ee uu qabiilka Cormale degan yahay waxaa kamid ah deegaanada soo socda waana sida :

  • Abaa Looleey
  • Dacaareey
  • Hulfaa
  • War‑seesa
  • Kolaa
  • Xaliimo‑caddeey
  • Lakooleey
  • Deeta
  • Garuur
  • Jalleti
error: Qoraalkaan in la copy-gareeyo lama ogala.